Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Naftood Hurayaal Ayaad Tihiin…” Madaxweyne Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo muhiim ah oo dhawaan laga hirgeliyey gudaha Cusbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this