Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga CC Shakuur oo war kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa war kasoo saaray jawaabta xdowladda Soomaaliya ay ka bixisay go’aankii dowladda Kenya ka qaadatay Shirkii dhawaan ka dhacay magaalada London.

Xisbiga ayaa qoraalkooda ku taageeray go’aanka dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay hadalkii kasoo baxay Dowladda Kenya, waxaana xisbiga uu sheegay inay dowladda kagala shaqeyn doonaan difaacidda arrimaha masiiriga Soomaaliya.

Xisbiga ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ugu baaqayaan arimahan oo kale inay talo badan geliyaan. Hoos ka aqri qoraalka xisbiga Wadajir.

52392466_1966296333482878_75477158694475

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this