Sign in to follow this  
Deeq A.

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Koox burcad Koonfur Afrikaan ah Ayaa xalay muwaadin Soomaaliyeed ku dishay dalka koonfur Afrika.

Dilka muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dhacay xaafada New Brighton magaalada Port Elizabeth Ee Gobolka Eastern Cape

Allaha u naxariistee marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Yusuf Mohammed Ibrahim Waxaana La Toogtay isagoo Garigiisa Ku Jira.

Ciidamada Booliska ayaa soo gaaray goobta dilka uu ka dhacay kuwaasi oo goobta baaritaano ka sameeyay.

Dalka Koonfur Afrika waxaa ku soo badanaya dilka loogeeysto muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post


The post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this