Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Lama Aqbali Karo Lacagta Cashuurta Ah Ee Ay Kordhisay Shirkadda Dp World, Dekaddii Berberi Way Xidhantay” Ramaax

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo ah xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay lacago cashuuro ah oo shirkada Dp World ku kordhisay ganacsatada dekadda Berbera wax kala soo degta waxaana uu arrintaasi ku tilmaamay mid aan marnaba la aqbali Karin, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this