Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Shaqaalihii Dawladu Waxa Ay U Kala Fadhiyan Beelo…” Mas’uul Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Is-casilay Iyo Sababta Oo Uu Ka Hadlay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Faysal Saleebaan Saalax oo ahaa mas’uul ka tirsanaa waaxda cashuuraha bariga ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa waxa uu shaaciyay in uu iska casilay xilkii waxaanu ka hadlay sababta uu isku casilay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this