Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho Oo ka hadlay go’aankii Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan go’aankii ka soo baxay dowladda Kenya.

Dadkan oo la hadlay Shabelle ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay mowqif adag ka istaagto warkii shalay ka soo baxay dalka Kenya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

The post Shacabka Muqdisho Oo ka hadlay go’aankii Kenya appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this