Deeq A. Posted February 16, 2019 Muqdisho (SMN) – Sida ay ku warranayaan ilo deegaanka ah oo ku sugan degmada Wadajir ayaa sheegaya in dab xoogan uu ka kacasay xaafadda Siliga Ameerikaanka ee degmadaasi. Dabka ayaa la sheegay in uu ka dhashay Koronto oo ku jirtay Guri ku yaalla halkaasi. Ma jiro wax khasaare nafeed ah ee uu geystay dabkan, hayeeshee waxaa ku basbeelay illaa 4 Guri oo ay lahaayeen dad shacab ah. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay, sida ay wax u dhaceen. Halkan hoose ka dhageyso Codka. The post Dab khasaaro geystay Oo ka kacay degmada Wadajir appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites