Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg-deg Ah: Xisbiga KULMIYE Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Magacyadda Xubno Ku Dhawaaqay Garab Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xubno hore looga saaray xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen garab lagu magacaabay Badbaadinta Dimuqraadiyada xisbiga KULMIYE.

51931598_2165706267075786_40917692149504


Xubnaha maanta ku dhawaaqay garabka Badbaadinta Dimuqraadiyada xisbiga Kulmiyeayaa waxa ay kala yihiin Guddoomiyihii golaha dhexe ee xisbul xaakimka KULMIYE, Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), Prof. Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Cismaan Kujare.


Toddobaadka dambe ayaa waxa la filayaa in shirka golaha dhex ee xisbiga KULMIYE uu ka qabsoomo magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Muuqaalka Warkan goor-dhaw la soco

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this