Sign in to follow this  
Deeq A.

Indhaqarshe: “DF way go’an dib-u-dhiska ciidamada”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Daahir Aadan Cilmi [Indhaqarshe], taliyaha ciidamada xooga Soomaaliya ayaa sheegay in dowladu ay ka go’an tahay dib-u-dhiska ciidamada.

Indhaqarshe ayaa intaasi ku daray in mid kamid ah dalalka caalamka uu balanqaaday in uu xukuumada ka taageerayo arrintaas.

“Dowladu way ka go’an tahay dib-u-dhiska ciidamada..dal aan dhowaan booqday wuxu noo balanqaaday inuu naga taageero qalabeyntiisa, sida in uu dib-u-helo qalabkii uu caanka ku ahaa sida; diyaaradaha,” ayuu ku daray.

Ugu dambeyntii, taliye Indhaqarshe ayaa ugu baaqay ciidamada xooga wadanka in ay u turaan shacabka si ay taageero uga helaan.

The post Indhaqarshe: “DF way go’an dib-u-dhiska ciidamada” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this