Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Boqorka Sugan Magaalada Hargeysa Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu madaxweyne Farmaajo uga mahadceliyey Kaalintii uu ka qaatey sidii dhakhar loogu diri lahaa Abwaan Baarleex oo dhawaan geeriyoodey, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this