Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Qaar Ka Mid Ah Haweenka Magaalada Hargeysa Oo Cabasho La Hor-tagay Madaxdooyadda Somaliland, Farriin U Diray Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Qaar ka mid ah haweenka degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay maanta cabasho la hor tageen madaxtooyadda Somaliland iyaga oo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi-na ka dalbadey inuu soo daayo isla markaana uu cafis u fidiyo dhalinyaro Culimo ah oo xidhan isla markaana Sheekha Aadan Sune ku jiro, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this