Sign in to follow this  
Deeq A.

Lafta-gareen oo markale Wasiiro magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa markale magacaabahy qaar kamid ah Golaha Wasiirada maamulkaas.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta gacabaay 15 Wasiir iyo 25 Wasiir ku xigeen, isagoo horey 2-dii bishan February magacaabay 10 Wasiir

Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya loo doortay 19-kii bishii December ee sanadkii hore.

Hoos ka akhriso liiska Wasiirada Koonfur Galbeed

1.png?w=1000&ssl=1
  • 2.png?w=1000&ssl=1
  • FB_IMG_15500766254671611-2.jpg?w=1000&ss

PUNTLAND POST

The post Lafta-gareen oo markale Wasiiro magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this