Deeq A. Posted February 13, 2019 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa markale magacaabahy qaar kamid ah Golaha Wasiirada maamulkaas. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta gacabaay 15 Wasiir iyo 25 Wasiir ku xigeen, isagoo horey 2-dii bishan February magacaabay 10 Wasiir Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya loo doortay 19-kii bishii December ee sanadkii hore. Hoos ka akhriso liiska Wasiirada Koonfur Galbeed PUNTLAND POST The post Lafta-gareen oo markale Wasiiro magacaabay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites