Sign in to follow this  
Deeq A.

Amb.Axmed Safiina oo Khiyaamo qaran ku eedeeyay Muuse Biixi……

Recommended Posts

Deeq A.   

Ajandaha dawlada Fadaraalku ka leedahay Somaliland wakiilka u wayn ee lashaqeeya una fuliya waa Madaxwayne Muuse biixi.

safiina.jpg

Wali lama arag tababare 11 kii laacib ee kooxdiisa u ciyaaryay ka soo fadhiisiya gool hayihii, 4tii difaaca ahaa, iyo 4tii dhexda ahaa, oo yidhaahda aniga iyo laba kale oo sidii Naimar istuur tuuraya ayaa weerar noqonaya.

Waa sababta Madaxwayne Farmaajo aanuu mar-kaliya ugu soo jawaabin Madaxwayne Muuse ileen waa wakiil bilaa mushahar ah oon is ogayne,Bishiiba hal mar ayuu bada hoos teeda uga soo qoslaa.

Waxaan idiin tirin karaa toban dhacdo oo Madaxwayne Muuse fuliyay oo Somaliland iyo ku lid ah. Madaxwayne waad hurudaa ee toos waxaad tahay wakiilka masuulka loolanku inaga dhexeeyo.

Dalkaygoow Raxmaan baynu leenahay.

Amb.Axmed safiina

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this