Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Muddo Kooban Ku Dhamaystirtay Waddo Laamiya Oo Loo Dhisay Madaxtooyadda Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa muddo kooban ku dhamaystirtay waddo laamiya oo loo dhisay madaxtooyada cusub ee Galbeedka Hargeysa.

52024051_1289588701184386_25940561797264

Xildhibaan Xasan Shahar, oo ka tirsan golaha deegaanka ayaa sheegay in dhammaan qalabka dhismaha ee dawladda hoose la geliyay waddadan.

Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa lagu dhaliilaa waxqabad la’aan dhinaca waddooyinka magaalada dhexdeeda.

Dhan kale waxa uu dayac xooggan ka muuqdaa waddooyin badan oo hawl-bowle u ah isku socodka magaalada Hargeysa kuwaas oo ay dhibaato ku qabaan gaadiidka iyo dadka adeegsadaaba.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this