Deeq A. Posted February 12, 2019 Baladweyne (SMN) – Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen guddoomiyaha degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka digay dhibaato ka dhalata biyo la’aan ka jirta magaaladaasi, kadib markii uu guray wabiga Shabelle oo ay ku tiirsanaayeen shacabka ku dhaqan halkaasi.. Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in ay gurmad u fudiso dadkaasi dhibaateysan. Biyaha wabiga Shabelle oo ay inta badan ku tiirsan yihiin dadka reer miiga iyo sidoo kale beeraleyda ayaa saameynta ugu daran ay ku yeelatay biyo la’aantaasi. The post Biyo la’aan xoogan oo ka jirta gobolka Hiiraan appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites