Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil khasaaro geystay Oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen Mooto Bajaaj iyo gaari weyn oo ah kuwa xamuulka qaada oo marayay waddada Astaan Hobyo ee magaaladaasi.

Ugu yaraan illaa afar Qof ayaa ku dhaawacantay shilkaasi, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.

Dadka dhaawacmay oo qaarkood ay soo gaartay waxyeelo xoogan ayaa lagu dabiibayaa mid ka mid ah isbitaallada magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/warka-cali-gaab-shabelle-mooto.mp3

il

The post Shil khasaaro geystay Oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this