Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Mareykanka oo la sheegay inuu duqeeyey guryaha dad shacab ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Janaale (Caasimada Online) – Warbaahinta kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada burbur ay sheegeen inay sababtay duqeymo ay ciidamada Maraykanka oo ay wehlinayaan kuwa Soomaali ah ay habeen hore ka fuliyeen degmada Janaale ee gobolka Sh/Hoose.

Burburkan ayaa la sheegay in inta badan uu gaaray guryo ay lahaayeen dad shacab ah, inkatsa oo aan la shaacin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay.

Waxaa sidoo kale sawirrada ka muuqda qalab ciidan oo la sheegay inay ka tageen ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaalida ee soo weeraray magaalada Janaale.

1-768x576.jpg 3-768x576.jpg 4-768x576.jpg 6-768x576.jpg 8-768x576.jpg 9-768x576.jpg 11-768x576.jpg 12-768x576.jpg 13-768x576.jpg 15-768x576.jpg 16-768x576.jpg 17-768x576.jpg 18-768x576.jpg 19-768x576.jpg 20-768x576.jpg 23-768x576.jpg 24-768x576.jpg 25-768x576.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this