Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London

Recommended Posts

Deeq A.   

Falanqeeye siyaasadeed ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan u baahan tahay dadkeeda in looga faa’ideeyo kheyraadka dalka ku jira.

Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo u warammay Goobjoog wuxuu sheegay in waddo sax ah loo maray sahankii lagu sameeyey shidaalka Soomaaliya.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayuu sheegay in looga baahnaa in kahor shirkaasi ay shacabka u sharaxdo waxa uu ku saabsan yahay si aanayba meesha muran uga dhicin.

Halkaan hoose ka daawo:


Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this