Sign in to follow this  
Deeq A.

Caalim on Farmaajo's government: “Labo Sano Oo Khasaartay Ayaa Ina Soo Martay”

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed oo u warammay Goobjoog, wuxuu sheegay in dowladda federaalka aanay waxbo qaban Labadii sano ee lasoo dhaafay. Waxa uu sheegay in Labadaasi sano ay khasartay, dowladana aanay qaban waxyaabihii ay dadku ka filayeen. Wuxuu sheegay in aanay waxbo ka qaban arrimaha dhaqaalaha, dalkana ay gelisay dhaqaale xumo middii ugu darneyd ebed. Aqoonyahan Caalim ayaa sidoo kale sheegay in dowladda federaalka ay ku fashilantay siyaasadda dibadda iyo sidoo kale midda gudaha.

Halkaan hoose ka daawo:


Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this