Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda DFS Oo gaaray magaalada Baraawe

Recommended Posts

Deeq A.   

Baraawe (SMN) – Wasiiro ka tirsan XFS ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed Soomaaliya.

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah wasiirka gargaarka, wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo xubnahani ku soo dhaweeyay magaaladaasi ayaa ka warbixiyay socdaalkooda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-1-c-qani.mp3

The post Wafdi ka socda DFS Oo gaaray magaalada Baraawe appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this