Wiilo Posted October 29, 2004 Shoobaro sxb, Ku soo darnoo sawirka Garab Tuujiye, iyo Feebaro hala arkee siday u egyihiin ayagana..........Lol Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 29, 2004 Marax yahee Feebaro is me lee... Inabaqti lagde baa la iigu magac daraa... I Was Feebaro laakiin magaca waa la ii diiday bay adeer Amiir nooh... Amiir waa ku tuugaa iidaa aan soo ceshto magac ceygii nooh...........! maxa waaye nin yahoo? Raashiyaan rooti loo diiday aaba naga dhigtee... wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabarjaan Posted October 29, 2004 Amego Holla...Jabarjaan in the house... Y'all look good except those who don't look Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 29, 2004 wlc sxb....gacma furan iyo suxulo laab laaban baan kugu soo dhaweynay. aniga waxaa la iyiraahdaa ina Baqti lagde..AKA Garab Tuujiye AKA ragyaqaan AKA Gneral Kopra AKA "Ar ka carara"...wax aad jeclaatid iyo wax necbaatidba aniga ayaa iga soo raadsankartaa.... Waxaan ahay ninkii ugu horeeyey oo meeshaan ka taagay calanka shiinees. Waxaan ka mid ahaa ragii ugu horeyey ee meeshaan sabaxadeeyey oo geesaga ka murxiyey.. Waxaan mas'uul ka ahay ururka garbo xanuun saariska specialy xaga gabdhaha... Sxb ha ila yaabin hana iga nixin. Hablo badan baa meeshan jooga oo wili iftiimiya, hadii ee kugu firrshan indho waaweyn adna ku fiiri indho weyn oo wili iftiimiya sidii tooshkii.. laakiin iska ilaali kuwa dhaha "say walaahi" ileen waa caruuree, iyo kuwa dhaha "xagee ka shaqeysaa" ileen waajeeb ugaaratee, kuwa dhaha "18 baan jiraa" ileen waa cajuuuuuuuuusatul cadiimee... wlc sxb ii baashaal...lol.. wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabarjaan Posted October 29, 2004 Thanks Garbo tuujiye sxb....waa dhawahee, iyaah meesha waa isku dhacee haye lakin usheeg gabdhahaan ha soo fiirinina dheh wilkaan coz waxbaa kasi ah.. waraa holla at you guys later meel usii carariye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 29, 2004 First of all, Wlc Jabarjaan, ku soo dhawaaw Sol, sida aad aragtaba magacayga waxaa layiraahdaa ina shimbir dabto, aka Yariista aka Wiilo.. wiilo waxaa la iibixiyay intii faraha iyo suulasha iga qarqaroofan "Banooni" daraadiis.. Intaa waa kaftan........Lol sida Garab Tuujiye u sheegtay in uu in badan Sol dhextaagnaa, aniga mabadna inta aan Sol member ka ahaa......si kastaba arintu ha ahaatee sxb soo dhawaaw....Mininka mininkaadi waaye........Wax qaboow iyo wax kuleeyba iigu imaaw.....Lol Haddii aad isku fiicantihiin "Qaxwa Qaraar iyo Xabad moos Bukooni" iniga iigu imaaw.....Lol wixii kale ee aad ubaahadid dhalinyarada waa badan yihiin.....koo Quraan kuugu aqriyo, koo canjeero Qaleel ah kuugu soo tuuro, (Garab Tujiye) koo politics sanka kaa galiyo, koo shactaro kuugu wareeriyo, koo iska murmo sidii in wariiri qaniini, iyo koo iska kaa caayo sidii albaab la furay, intaa oo dhan ugu imaaw halkaan (Sol) saaxiib. Warkii oo kuukuusan oo koombo kujiro Soo dhawoow, warkaada iyo kiishadaada biyaha horay u soo qaado, maxaa yeelay intii Sol joogtid war iyo biyo ba waa u baahantay......Fadhi ku dirir gurigiisa aad soo galishi sxb......Safka soo gal....Lol Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted October 29, 2004 jabar jaan magaca aa idilay.. wlc. tuujiye iyo wiilo find a room damn it.. bisinka maxaa isku kiin malaaqay mar walba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 29, 2004 Qac Qaac ur jelous now huhhhhhhhhh Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted October 29, 2004 maya waan meelesnahay... no jealousy for me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 29, 2004 Hay i wasn't talking about that, in fact iam happy for u. Allamdullilaah, maashaa Allaah.........brotha, Any children? Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 29, 2004 LOL@wiilo, nice question. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted October 29, 2004 Wiilo walaahi caadi matihid...jinni kula tag madhahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 29, 2004 Hay, i though u liked me girl, what happen? :confused: Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bess. Posted October 30, 2004 shoobaro.....stop sending ur relatives pix to us......we get the idea....they r " a little hard to face..."..... peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 30, 2004 Shoobaro dad badan aa kuu dhiman sawiradooda sxb come on show some more pic......Lol Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites