Deeq A. Posted February 10, 2019 Golaha xukuumadda cusub ee Puntland oo ka kooban 45 xubnood ayaa haatan looga dhawaaqay xarunta telefishinka dowladda ee magaalada Garoowe. Liiska wasiirada uu soo magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi deni oo uu ku dhawaaqay agaasimaha guud ee telefishinka Puntland Jamaal carab Yuusuf ayaa ka kooban wasiiro, wasiiro-ku xigeenno iyo wasiiru-dowlayaal waxaana ku jira 3 haween ah. Xukuumadda cusub ayaa sugaysa ansixinta golaha Baarlamanka Puntland oo maanta go’aamiyay in si wadar ah loo meel-mariyo ama loo diido. Wasiirada cusub ee dowladda Puntland 1.Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud 2.Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Mohamed Abdirahman Dhabancad 3.Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan 4.Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal 5. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange 6. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan 7. Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan 8.Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse 9.Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo. 10. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) 11. Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac 12.Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey 13.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden 14.Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid 15.Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi 16.Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash 17.Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse 18.Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) Wasiir kuxigeeno dowladda Puntland. 1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax 2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed 3- Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil. 4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise. 5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud. 6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte 7-Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi 8-Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi 9-Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed 10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur 11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi 12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax 13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali 14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil. 15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden 16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud 17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi 18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi Wasiiru dowlayaasha dowladda Puntland. 1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac 2-Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle 3-Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan 4-Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim 5-Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke. 6-Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed 7-Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili. 8-Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle. 9- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed. Halkaan ka daawo PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo magacaabay xukuumad cusub appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites