Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Dalku Dib U Habayn Buu U Baahan Yahay…”Jamaal Cali Xuseen

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxa uu sheegay in xaaladda xukun maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ku riday wargeyska madax-bannaan ee Foore, waxaanu sheegay in dalku u baahan yahay dib u habayn dhinaca sharciga ah, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this