Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoraal Kooban oo Gudoomiye Cirro soo dhigay bartiisa Twitterka & Nuxurka Fariintu Sido+Muuse Biixi oo….

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Dr Abdirahman Mohamed Abdillahi [Cirro]
@CirroSL
Madaxweyne Muuse: “Saldhiga militariga waan ka kiraynay dawladda Imaaraadka”!. Wasiir Sacadna waxa uu leeyahay “kiro kama qaadanno”! Keebaa run sheegaya? Keebaase shacabka been u sheegaya? Shacabkaygu ayaan daranaa?

 

Daawo Muuse Biixi oo….

M/weyna @musebiihi afkaaga ayad ka tiri saldhiga berbera wan kireenay! Dawlada #Somaliland miyay mid kaliya ahayn? pic.twitter.com/gp0sVfYUnP

🐐 (@hargeysaa) February 9, 2019

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this