Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khadka Taleefanka Kula Soo Xidhiidhay Wasiir Reer Somaliland Ah Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-Hadleen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa waxa uu khadla taleefanka kula soo xidhiidhay wasiirkii hore ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal waxaanu ugu hambalyeeyay tallaabo uu wasiirku qaaday dhawaan sida uu xaqiijiyay raysal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this