Nin-Yaaban Posted September 8, 2009 Inkastoo aan sanadkaan 'Kanada' aadin, hadii aan aadi lahaa waxaan jeclaan lahaa in aan arko wajiyada ka danbeeyo MMA, Kool Kat iyo garab tuujiye oo kligood 'Koronto' degen. Aan koob shax ah Tim horton kacabno. waa dadka ugu dhow meesha aan hada joogo. Imagine NY, MMA, KK iyo tuujiye oo meel wada fadhiyo sheekeesanayo. Caadi mahan. Yaad jeclaan laheed inaad meeshaan Kala kulantid, dad stateka aad degentahay AMA magaalo kuudhow degen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 8, 2009 Originally posted by Nin-Yaaban: Inkastoo aan sanadkaan 'Kanada' aadin, hadii aan aadi lahaa waxaan jeclaan lahaa in aan arko wajiyada ka danbeeyo MMA, Kool Kat iyo garab tuujiye oo kuligood 'Koronto' degen. Oo Aan koob shax ah Tim horton kacabno. waa dadka ugu dhow meesha aan hada joogo. Imagine NY, MMA, KK iyo tuujiye oo meel wada fadhiyo sheekeesanayo. Caadi mahan. Yaad jeclaan laheed inaad meeshaan Kala kulantid, dad stateka aad degentahay AMA magaalo kuudhow degen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted September 8, 2009 ^^^adeer masoonka ayaa kuhaayo saw adiga is QUOTE Gareenaayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ardo Askari Posted September 8, 2009 ^lol duqa wuu isku dhax yaacay ee iska dhaaf Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted September 8, 2009 Wiilkan yaroo joobanaha ah ayaad leedahay duqa.It's strange that he's younger than A&T,and ngonge Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 8, 2009 Fufu, hadii eey dadka dadey runta ah ogaan lahaayeen.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 9, 2009 Originally posted by Nin-Yaaban: Inkastoo aan sanadkaan 'Kanada' aadin, hadii aan aadi lahaa waxaan jeclaan lahaa in aan arko wajiyada ka danbeeyo MMA, Kool Kat iyo garab tuujiye oo kligood 'Koronto' degen. Aan koob shax ah Tim horton kacabno. waa dadka ugu dhow meesha aan hada joogo. Imagine NY, MMA, KK iyo tuujiye oo meel wada fadhiyo sheekeesanayo. Caadi mahan. Yaad jeclaan laheed inaad meeshaan Kala kulantid, dad stateka aad degentahay AMA magaalo kuudhow degen. :mad: Dhiiqada qaarkeed ani meel ha'ila soo fariisin nooh NY! Tuujiye iyo ani meeshii nala isugu kaaya keenoo, make sure there's a fire sprinkler just above where we're seated, dab iyo baasiin la'iskuma dhoweeyo...Of course, dab iyo baasiin with good intentions...kix kix kix...Besides, I don't do Timmy's, iga raali ohoow... Caffé Demetre's any day! Just a light note Mr. NY, some people aren't as kool, ingenious, serious or facetious as they seem on SOL! Koley waa kuwaan meet gareeyay kuwa ka mid ah... Now let's see, yaan rabi lahaa inaan reer SOL ka arko? Bal ina'adeerkeey Duke number one iiga dhig...Oo kuxijie Tuujiye Baqti Lagde...Kuna soo xir Aaliyah yareey... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 9, 2009 Soo dhawoow, Ninyaaban. Yaabkana waa lagaa bixinaa, iskeen Koronto. Goormaa kugu dambeysay magaaladaan, koley qof horey u timid u egtahee. By the way waxaa ka tagtay our sisters Xaniifa (Haneefah) iyo Aaliya, inkastoo the former Reer Koronto ahayn. Cool, decent Reer Kanada sisters they are. N.B. I assume Reer Virginia ayaa tahay. Fairfax iga dheh. I've been there waa meel shidan. Alexandria too ma xumeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted September 9, 2009 Out of those who I haven't met yet would be Bob, Xiin, A&T iyo Rudy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 9, 2009 Kat, waa caadi oo qofwalba cool ma aha, laakinse weey iska fiicnaan laheed dadka inta wax ku qoro iney mar is arkaan oo eey iska sheekeestaan. MMA I goto Ottawa alot, but last time I was in 'koronto' was I think was around '07. I met one person here back from '04 I think. Si fiican ayaan u soo dhawweeyey. waxaan xasuustaa mar aad tiri Border ayaa lagoo soo ceshay adiga VA u soo socotid....waanka xumahay, laakinse hadii aad inta u soo socotid PM ii soo tuur. Fairfax ayaan ku soo Kala Bari lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted September 9, 2009 ^^^^ Yaabka yaabkiis!!! duqa soo dhawoow seecamal.. waraa ani reer Koronto ma ihi laakiin magaaladaan aad markaste timaatid aan leeyahay ilaahee kasakoo nooh.. meeshaa rabtid wax ka cun meeshaa rabtidna wax ka cab xitaa maqaayadaha gaalada, Tuujiye aa qabo dheh ee ku qora!!wlc with big open hands yaaqee... KK iyo MMA horta kaalaya I know labadiina in aad tihiin maryooledii rasmiga aheed oo dambiilo iyo mini vans iska watee, shimee waqti heysaan aan shirnee lool... I met many people in here and I do have really colse close friends from SOL but I can't belive I still haven't met KK,MMA,Layzie, iyo bajaqdoo kale wee is taqaan lol....... My visit in UK this summer I did wanted to meet some people but I didn't have waqti dheer but iinsha allah next time... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 9, 2009 Tuujiye gacan ayaan kuu taagay duqa. Marka danbe aan Ottawa u soo socdo ayaan pm kuu soo gelinayaa. Makhaayado khatar ah aad leedihiin, oo Shuwarma aan marnaba caadi aheen ayaan wax ka cuni jirey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted September 9, 2009 ^^^^ war wili adoo baahi ku heyso imoo aan ku dhahay waa lagu soo dhaweynaa lol.... Wareer Badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted September 9, 2009 As far as meeting people from SOL goes, I want to see all the faces behind these screen names out of curiosity, but if I pick just three, they will be... KK--> she sounds cool. Juxa--> Also a very cool sounding lady. Bob--> He sounds very wise. I also want to see the faces behind, Cara..now Arac, funny lady, Ibtisam, Af-somali inay iigu sheekeeso baa rabi lahaa, Aaliyah and C&H as well as Buuxo and Malika, always handing out sound advice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 9, 2009 I would luv to meet let me seee...well i have more in mind bt since i have to narrow down to three..they are, Malika,koolkat, and Ibtisam... as for the guys? now I can't give that away..its confidential lol salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites