Sign in to follow this  
Deeq A.

Kaftanka maanta , Riyo-raac miyaa la rusheeyey…W/Q Axmednuur Guruje

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa la yidhi waagii horre , wadaada kiristaanku intay baaldi biyo ah soo qaataan ayay burush dhex gelin jireen , markaasaa dadku kusoo xoomi jiray , dabeeto qofkuu doonu baadirigu intuu burushka biyaha geliyo ayuu ku rushayn jirey , markaasuu ku odhan jirey danbigii waa lagaa dhaafay , kii uu doonana wuu diidey jirey , imika waa halkaase , ninka la yidhaahdo Riyo-raac Tv ayaa isla soo hortaagay xisbiga Waddani Soomaali wayn buu

6A916C4B-3167-4685-B97B-377D1B591A0D.jpe

gacan-saar la leeyahay , isagoo ku sababeeyey in ina Buubaa dhex joogo , markaa waxaa is waydiinle , isaguba Soomaali wayn wuu tagay , waanu kasoo noqday , Kulmiye na wuu dhex joogaaye , Riya-raac miyaa la rusheeyey sidii baadirigu dadka u rushayn jirayoo Soomaali wayntuu tagey waa laga maydhay ,mise isagaa taariikhdiisii horre ilaaway .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this