Sign in to follow this  
Deeq A.

Ninka Adduunka Ugu Taajirsan Oo Ku Eedeyay Wargays Ka Soo Baxa Maraykanka Inuu Baad Ka Rabo .

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-Washington)Ninka ugu taajirsan dunida ahna aasaasaha shirkadda Amazon, Jeff Bezos ayaa wargeys ka soo baxa waddanka Mareykanka oo ka faallooda dadka caanka ah ku eedeeyay inuu doonayo inuu baad ka qaato.

6C7AB135-8983-480C-B7D1-B478790A83CD-102

Ninkan ayaa waxa uu Online-ka soo dhigay farriin muujinaysa wax uu ku sheegay handadaad ay emailka u soo dhigeen kooxda sharciga u qaabilsan wargeyska taas oo ay ku sheegayaan inay daabici doonaan sawirro jaceyl muujinaya oo uu Bezos kula jiro haweeney uu xiriir kala dhaxeeyo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this