Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabhada ONLF Oo Ku Dhawaaqday Inay Hubkii Iska Dhigtay, Heshiisna La Saxeexsatay Maamulka Soomaalida Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jigjiga)-Maamulka Soomaalida Itoobiya iyo Jabhadda ONLF waaxay shalay Heshiis ku kala saxeexdeen magaalada Jigjiga oo caasimadda u ah Dowladda Soomaalida Itoobiya.

JIGJIGA-1024x466.jpg

Ciidankii Jabhadda ONLF iyo kuwa Maamulkaasi ayaa la sheegay in la isku dhafay, lana mideeyey, iyadoo Askarta ONLF qeyb ka noqon doonaan Ciiddanka Ammaanka iyo Adeegga Rayidka ee Dowladdasi.

Jabhada ONLF oo la asaasay sannadkii 1984-kii waxay u dagalaami jirtey Xorriyadda Dhulka Somali Galbeed ayaa la sheegay inay wada-xaajood la galeen Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed, taasi oo sababtay inay Madaxda iyo Ciiddanka Jabhaddaasi dib ugu soo laabtaan dalka Itoobiya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this