Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Afrika Oo Ka Shiraya Maanta Qaxootiga iyo Barakacayaasha

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta waxaa madaxtinnimada ururka midowga Afrika la wareegi doona madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi, kaas oo muddo sanad ah jagadaasi sii-heyn doona.

Hey’adaha xuquuqul insaanka ayaa ka digay in Sisi noqoshadiisa madaxa midowga Afrika ay saameyn ku yeelato arrimaha xuquuqda aadanaha, oo lagu dhaleeceeyo.

Shirka Afrika ee sanadkan waxaa xoogga lagu saari-doonaa qaxootiga iyo barakacayaasha, waxaana la digi doonaa tahriibta iyo in dadka laga ganacsado.

Shirka waxaa kale oo xoogga lagu saari doonna arrimaha nabad galyada, aragtida Afrika ee 2063 iyo arrimo kale.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this