Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidankii ONLF Oo lagu daray kuwa Soomaalida Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Jigjiga (SMN) – Maleeshiyaadkii jabhadda OLNF ayaa lagu soo warramayaa in si rasmi ah loogu daray ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib heshiis shalay ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta maamulkaasi.

Ciidamada labada dhinac yaa la’isku dhafay, iyagoona si toos ah uga wada howlgali doonaan halkaasi.

ONLF ayaa la aas aasay sanadkii 1984, waxaana u dagaalami jirtay Jabhadani xoreynta dhulka Soomaali Galbeed.

Arrintan ayaa qeyb ka ah is bedalo waa weyn oo ka dhacay Itoobiya, markii uu talada dalkaasi la wareegay R/wasaare Abiy Axmed.

The post Ciidankii ONLF Oo lagu daray kuwa Soomaalida Itoobiya appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this