Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir sacad oo shaaciyey in Miisaniyada madaxtooyadu Maamusho

Recommended Posts

Deeq A.   

BULSHO BILAA SAMIR AH

IMG-20181107-WA0002-259x300.jpg

Waxa hada dhamaaday oon si Live ah u daawanayay barnaamajkii Falanqaynya miisaaniyasa ee 2019 ee Inspire Group soo diyaarisay oo wasiirka maliyada mudane Sacad Cali Shere suaalo lagu way diinayay.

Jawaabtii iigu layaabka badnay waxay ahayd wasiirka oo yidhi, Maaliyada waxa maamula madaxtooyada hadii hada ay igu yidhaah daan dhamaan meeshaa ku shub waan ku shubayaa.

Mida labaad bulshadeenu samir malaha %80 dadkii madasha joogay ee su-aalaha way diinayay way dareereen intaanuu barnaamijku dhamaan afar saf oo midkiiba ay fadhiyeen 10 qof iyo ka badan waxa ka soo hadhay Ismaaciil Ubax oo kaliya.

Sidaa aynu bilaa samirka u nahay ayay xildhibaanada aynu dooranay bilaa samir uyihiin, Duuduubkaa aad ku dareer teen duuduub lamida ah ayuu Baarlamaan kuna ku ansixiyaan.

Waxaynu nahay BULSHO BILAA SAMIR AH.

Amb:Axmed Safiina

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this