Sign in to follow this  
Deeq A.

Horta waxan idin waydiiyay. Qofka Bariga Burco ah amma Waqooyiga Hargaysa ah haddii uu Muqdisho iyo Soomaaliwayn noqdo ma waysajabo miyaa… ..?

Recommended Posts

Deeq A.   

Horta waxan idin waydiiyay. Qofka Bariga Burco ah amma Waqooyiga Hargaysa ah haddii uu Muqdisho iyo Soomaaliwayn noqdo ma waysajabo miyaa… ..? Ma Dastuurka Shankaroon Land ayaa sidaa qoraaya waayaabe??Afna daayo Mr Waxaro Raac ammarka illahay isagaaba lacag ka soo dhacay Soomaliya oo xil ka soo qabtay Wasiir ku-xigeenka Hawlaha Guud hadana Dadkale ayuu ku leeyahay Kuwaasi Soomaliya ayay la haystaan. Qudhunkii Ololahii Doorashada ayuu run mooday oo wali wax ku rabaa. Nacasnimo ka wayn garan maayo qof Wuxuu yahay Cid kale ku maaga.. Mise Soomaliwayn cid qudha ayay qabataa.. Nocan Oo kale ayaa a Ummadda kala dilaaya… Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu Nocan xarumaha Dawladda ka mabnuuca haduu midaynta Bulshada daacad ka yahay!!..

Muniir Axmed Cigaal

Tusan

Image may contain: 1 person, smiling

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this