Sign in to follow this  
Deeq A.

R/wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ka digay in la niyad jabiyo shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) –Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedo oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in haatan ay soo baxayaan siyaasiyiin xilal kala duwan ka soo qabtay dalka oo majaxaabinaya horumarka dowladda Soomaaliya.

Geedi ayaa xusay in siyaasiyiinta, gaar ahaan kuwa mucaaradka ay arrintan u sameynayaan dano gaar ah iyo hadafyo siyaasadeed oo ay leeyihiin.

Waxaana uu ka digay in la niyad jabiyo shacabka Soomaaliyeed oo haatan si weyn ula dhacsan qaabka ay wax u wwado dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/COD-DAGANE-1.mp3

The post R/wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ka digay in la niyad jabiyo shacabka appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this