Sign in to follow this  
Deeq A.

“Xisbiyada Mucaaridku Waxay Necebyihiin Guulaha Somaliland Gaadho “Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlayey tartanka orodka dheer oo maanta lagu qabtay garoonka Hargeysa Stadium ayaa sheegay in mucaaridku neceb yahay guulaha uu dalku gaadho, waxaanu yidhi “Waad maqlayseenoo xisbiyada qaarkood ayaa lahaa somaliland tartan noocan ah laguma qaban karo, waana qaar neceb guusha somaliland.”

366EEFC6-C7FF-4692-8EDE-1F4FFB2D33D7.png

Wasiir Maxamed Kaahin oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey “Balse miyaan lagu qaban oo aynaan u taagnayn oo aanay inagala soo qayb galin dadkaas ajaanibka ah ee ka socda dalalka ugu waaweyn yurub iyo wadamada jaarkeena ee Djibouti Iyo

Itoobiya inagala soo qayb galin, hore ayeynu u soconaynaa ee ninkii dib u soconayaa isaga ayey jirtaa.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this