Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadka danyarta oo ka mahad-celiyay kaalinta ay siisay DF

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Labo sano ayaa kasoo wareegatay markii la doortay Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasi oo waxyaabo fara badan ay qabatay dowladiisa mudada uu talada dalka hayo.

Dadka danyarta yar ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa kaga mahadceliyay dowlada Madaxwayne Farmaajo kaalinta ay siisay iyo sida ay ugu nugushahay xaaladooda.

Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan arrintaan

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Jaamac-Kadiye.mp3

The post Dadka danyarta oo ka mahad-celiyay kaalinta ay siisay DF appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this