Deeq A. Posted February 8, 2019 Muqdisho (SMN) – Labo sano ayaa kasoo wareegatay markii la doortay Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasi oo waxyaabo fara badan ay qabatay dowladiisa mudada uu talada dalka hayo. Dadka danyarta yar ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa kaga mahadceliyay dowlada Madaxwayne Farmaajo kaalinta ay siisay iyo sida ay ugu nugushahay xaaladooda. Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan arrintaan http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Jaamac-Kadiye.mp3 The post Dadka danyarta oo ka mahad-celiyay kaalinta ay siisay DF appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites