Sign in to follow this  
Deeq A.

Germany: Way naga go’an tahay taageerida Booliska Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Safaarada dowladda Jarmalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday taageero dhaaraad ah oo ay siinayaa Booliska dowlada federaalka ah ee Somalia.

Mas’uul sare oo u hadlay safaarada ayaa shaaciyay inay bixinayaa 8-milyan oo Yuuroo si loogu kabo dadaalada dowladda ee ku aadan tayeenta iyo xoojinta Booliska.

“Way naga go’an tahay taageerida Booliska Soomaaliya si wadanka dib u helo xasilooni amni, nabad iyo deganaansho,” ayuu yiri mas’uulka oo u waramay warbaahinta.

Booliska Soomaaliya ayaa waxaa haatan ku socda dib-u-dhis balaaran iyada oo la sheegay inay kamid tahay qorshayaasha waawayn ee madaxda dowlada ay doonayaan in ay fuliyaan sanadkaan.

The post Jarmalka oo kordhinaya taageerida Booliska Somalia appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this