Deeq A. Posted February 8, 2019 Muqdisho (SMN) – Maanta waxay ku beegan tahay markii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo loo doortay madaxwaynaha dalka, 8-dii Febraayo sanadkii 2017-kii. Muddo labo sano ah ayuu xafiiska joogaa Madaxwaynuhu, iyada oo munaasabado arrintaan ku aadan la rajaynayo in lagu qabto caasimada. Hadaba, sidee ayay shacabka Muqdisho u arkaan labo sano guuradii kasoo wareegtay Madaxwaynaha iyo mudada uu xafiiska joogay? Halkaan hoose ka dhageyso warbixin arrintaas ku saabsan http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Soofeysane.mp3 The post Dareenka shacabka Muqdisho iyo 2-sano guurada Farmaajo appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites