Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo adkayneysa amniga magaalada Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Boosaaso (SMN) – Mas’uuliyiinta dhinaca nabad-gelyadda ee maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay howlgalo lagu adkeynayo amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Howlgalada ayaa la tilmaamay inay ciidamada ka sameyn doonaan xaafadaha ay ka kooban tahay xarunta ganacsiga Puntland, iyada oo ujeedku yahay in laga hortago wax kasta oo khal-khal amni keenaya.

Talaabadaan ayaa kusoo aadeysa iyada oo dhowaan magaalada lagu dilay madaxii shirkada P&O islamarkaana hoostagta DP World u qaabilsanaa dekada Boosaaso, iyada oo dilkiisa ay sheegatay xarakada Al-Shabaab.

The post Puntland oo adkayneysa amniga magaalada Boosaaso appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this