Sign in to follow this  
Deeq A.

H/Waaberi oo bogaadiyay wax-qabadka dowlada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Iyadda oo maanta ay ku beegan tahay sanad-guuradii labaad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa isa soo taraya bogaadinta wax-qabadka dowladiisa muda laba sano oo ay jirtay.

Dhinacyada bogaadinta ay ka imaaneyso waxaa kamid ah Hobolada qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi, kuwaasi oo sheegay in xukuumada haatan jirta ay soo celisay rajadii Soomaaliya, xili ay ku tartarsiiyeen inay sii labo jibaarto.

Hoos ka dhageyso warbixin aan idin kaga diyaarinay

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Turki.mp3

The post H/Waaberi oo bogaadiyay wax-qabadka dowlada appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this