Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Wasiirnimada Sharaftaada Ayaa Ka Muhiimsan….” Prof. Cabdi Cali Oo Wasiir Sacad Cali Shire Ugu Baaqay In Uu Is-casilo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Prof. Cabdi Cali Jaamac ayaa waxa uu ka warbixiyay halka ay marayso dacwad uu ka gudbiyay xisbiga KULMIYE, lacagta daynta ee la sheegay in xukuumaddii hore ay ku wareejisay xukuumadda tallada haysa iyo hadalada is khilaafsan ee uu wasiirka maaliyadda Sacad Cali Shire uu warbaahinta ka sheegay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this