Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda KULMIYE Oo Lagu Eedeeyay Inuu Hub Iyo Tababaro Dagaal Siiyo Beeshiisa Iyo Xildhibaanno Arrintaa Caddeeyay Oo Farriin U Diray Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Lughayah)-Qaar ka mid ah Xildhibaannada golaha deegaanka degmada Lughayah ee gobolka Awdal ayaa waxa ay ka hadleen xaalad maalmihii ugu dambayay ka taagnayd deegaanadooda, waxa ay wasiirka wasaaradda cadaalada Somaliland waxa ay ku eedeeyay inay isku hubaynayo laba beelood iyaga oo farriin u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this