Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Itoobiya Oo Xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland Ku Qabatay Lacag Hal Milyan Iyo Badh Dollar Oo Dalkeeda Lagala Soo Baxaayay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xadka Wajaale ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya ku qabatay lacag dhan 1.5 milyan dollar (Hal milyan iyo badh dollar) oo dalkeeda lagala soo baxaayay.

1-15.jpg

Warbaahinta FANA ee ku hadasha afka dawladda Itoobiya, ayaa xalay baahisay in ciidamada Booliska Itoobiya ay Kaantaroolka Wajaale ee dhinaca Itoobiya ku qabteen lacag dhan 1.5 milyan dollar, waxaanay idaacadu intaas ku dartay in sidoo kale dalal kale lagu qabtay dahab miisaankiisu yahay 7kg.

Dadka lagu qabtay lacagtan dollarka ah iyo dahabka ayay idaacadu sheegtay in xabsiga loo taxaabay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this