Deeq A. Posted February 6, 2019 Hawlgal culus oo amniga lagu xaqiijinayo ayaa xalay ka bilowday magaalada Boosaaso ee xarunt ganacsiga Puntland. Hawlgalkan oo uu amray madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxa hoggaaminaya taliyaha ciidanka Booliiska Gen Muxiyadiin Axmed Muuse. Taliyaha iyo ciidan uu wato oo ka tegay magaalada Garoowe ayaa shalay gaaray Boosaaso oo maalmahan dambe amnigeedu sii xumaanayey. PUNTLAND POST The post Hawlgal culus oo xalay ka bilowday magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites