Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare oo markale isku shaandheyn ku sameyay golahiisa wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Hirshabeelle uu markale isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada maamulka Hirshabeelle.

Isku shaandheynta ayaa markale waxaa kusoo baxay xildhibaanadii ugu badnaa ee maamulka Hirshabeelle, kuwaasi oo maalmihii ugu dambeeyay aad u mucaaradsanaa madaxweyne Waare.

Waxaa muuqata inuu ku qancinayo xildhibaanada baarlamaanka ee ka aragti duwanaa, kuwaasi oo dhaliilsanaa hanaanka shaqo ee madaxweyne Waare.

Hoos ka akhriso isku shaandheynta wasiirada Hirshabeelle.

439311-1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this