RedSea Posted August 1, 2008 Assalamu Calaykum, Khayr iyo caafimaad ayaan idiin rajaynaa dhamaan walalahayga somaliyeed iyo Muslimiinta dhamaantood. Waxaan Ilaahay ka baryaa in uu dadkeena dhibaatada ka kor qaado. Intii xanuusana caafiyo. Ilaahay waxaan ka baryayaaa in uu inaga dhigo kuwii If iyo aakhiro labadaba liibaana oo noqda kuwa Aakhiro kitaabka gacanta midig looga dhiibo. Ilahay quluubteena ha mideeyo, cadowgeena Ilahay hajabiyo. WAxaan kaloo Ilahay ka baryaa in uu Ilahay u gargaaro walalheena ka halgamaya ee cadowga difaaca ugu jira in uu nasri siiyo iyo kuwa daafaha aduunka oo dhan ka halgamaya. AMIN Yaa RABI. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faynuus Posted August 1, 2008 Aamiin. Am reading wonderful friday insights from you and Money. maansha Allaah caleeykum. Red sea Illahay hanoo aqbalo ducadaada, adigana ajar faro badan Allaha kaa siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 1, 2008 Aamin to all the duas, Red Sea whats going on? Ma 40-kaa kujirtaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted August 1, 2008 ^I believe this is from the impact of the Jummah Khutba,it must have been so moving and reawakening our brother Baad Caas forgot all about the usual SL this or SL that and embraced us all by the wonderful Dua's..Mashaallah! Allahu Akbar!...Amiin to the dua's Red Sea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 2, 2008 Ducada ku dar midnimada Soomaaliyeed, oo Soomaali isku timaado iyo tan Islaameed waliba. Aamiin to ducooyinkaaga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted August 2, 2008 Illaahay ducada qiimaha badan ee walaalkeen ha inoo aqbalo, asna ajar badan haa ka siiyo waayo thread khayr qabta buu noo bilaabay Amiin, Amiin Anuu waan ka filayey,maalinta danbe site kan waxa uu badalayaa quraan, hadithyo,ducuuyin,etc I Know Brother Red Sea is good man with sincere intentions, siyaasada soomaalida ee wareerka badan ayaa mar marka qaar yara wareerisay. This beautiful Duca can unite the hearts of all muslims, and is million times better than the divisive article MMA, Taa Sheikhuna Red Sea waa ku yara adagtahay ee anaa ugu daraya kaftan, Illaahay dadka soomaaliyeed iyo muslimiintaba xaqa ha tuso,ha hishiisiiyo, hana mideeyo quluubtooda, waayo asaga uun baa awood u leh SURAH AL-ANFAL [8:63] {He has reconciled the hearts (of the believers). Had you spent all the money on earth, you could not reconcile their hearts. But GOD did reconcile them. He is Almighty, Most Wise} Empror, War Illaahay ka baq, ma afartanka marka lagaadho baa la duceestaa, maxaa ka ogtahay inuu Red Sea wali shan iyo toban gaadhin, laga yaabo inuu yahay wiil yar oo Illaahay unaxariistay Hadii aadan afarta gaadhin haa sugin, waa talo wanaagsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faynuus Posted August 2, 2008 he said that. maxaad ka rabtaan waa kuu u wada duceeyey soomaali iyo muslimiintoo dhane. ducada mar kale akhriya. mise political affliationskiisii horaad u qabateen. I think Red Sea has changed alot. If that duca came from his heart and i strongly believe so, then he has the best interest of all somalis and muslims at heart. Soomaliya ha midoowdo. Division is just not part of islam or soomaalinamo. cadoowgaa isku kaaya diraya ee aan ka caqli badino. Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsadayee Hadba kiina taagdaranee taageera waligiineee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 3, 2008 hey soomaal, This duca is about umada Islamka in general and somalis in particular. Markaa cidna lagama tagin. Amiin ayaa inagaga filan. Ilahay ayaan kalsooni kuqabaa in uu sida ugu fiican noogalo ileen asagaa og sidii roon ba. Markaa Tawakaltu calalah fii kula Amr. @Faynuus, Amiin walale. @Emperor, Ilahay hanagaadhsiiyo uun. Horta waan hubaa in aan kaa waynay xoogaa. @MMA, Saxib quluubta oo laga midoobaa oo la is aaminaa ayaa waxkasta dhalin karta. Markaa ha dagdagani. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 3, 2008 what was special about that Friday ?? ,, there is a Friday every week ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 4, 2008 This one was very special. dunno know why. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 4, 2008 I'm not saying Aamiin unlesss you tell me why it was special ......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 4, 2008 Maalin jimce ah ayaan dhashay. Waa maalintii aan dhashay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 5, 2008 I said there is a Friday every week. And this is the first you post this kind of Jimce thing since 2005 ,,,, ma waxaad i leedahay jimcihii dhowayd baan dhashay ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites