Deeq A. Posted February 6, 2019 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fartay Diblumaasiyiinta qunsulyadda caasimada Sacuudiga ee Jeddah in ay dalka dib ugu soo laabtaan muddo 30-cisho ah. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda kaasi oo loo diray warbaahinta ayaa nan lagu shaacin sababta ka dambeysa arrintaan. Hoos ka akhriso bayaanka The post DFS oo u yeertay Diblumaasiyiinta Qunsulyadda Jeddah appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites