Sign in to follow this  
Deeq A.

DFS oo u yeertay Diblumaasiyiinta Qunsulyadda Jeddah

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fartay Diblumaasiyiinta qunsulyadda caasimada Sacuudiga ee Jeddah in ay dalka dib ugu soo laabtaan muddo 30-cisho ah.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda kaasi oo loo diray warbaahinta ayaa nan lagu shaacin sababta ka dambeysa arrintaan.

Hoos ka akhriso bayaanka

51391255_2492007437494797_2423839229852254208_n.png?_nc_cat=102&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=337bdea183885e4f85b044284d383265&oe=5CE9EBF9

The post DFS oo u yeertay Diblumaasiyiinta Qunsulyadda Jeddah appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this